Dhimashada qaraxyadii Baydhabo oo sii kordheysa & Mukhtaar Roobow oo.. (Daawo Sawirro)

Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo waxaa sii kordheysa tirada dadka ku naf waayey qaraxyadii xalay maqribkii ka dhacay magaaladaas. Sida ay masuuliyiin xaqiijiyeen 22 qof ayay gaartay dad ku dhintay qaraxyadaas, dhowr iyo soddon kalena waa ay ku dhaawacmeen qaraxyadii shalay oo ka dhacay maqaayad iyo hotel ku yaallo magaalada Baydhabo … Continue reading Dhimashada qaraxyadii Baydhabo oo sii kordheysa & Mukhtaar Roobow oo.. (Daawo Sawirro)